DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
Fanaanka Da,da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheeq Maxamuud oo booqasho ku jooga wadanka qadar ayaa waxa uu wareysi uu sii yay wakaalada wararka u faafisa Qatar oo lagu magacaabo QANA oo uu u sheegay in ay wada xaajod la furayaan Al-shabaabka Soomaaliya.
DAAWO SAWIRO General Ismaaciil Saxradiid oo ku dhawaaqay in Eey Weerar Ku Qadayaan Shabaabka Ku Harsan Jubooyinka
Taliyaha guud ee ciidamada Dowladda ee Jubbooyinka Generaal Ismaaciil Saxardiid oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa wuxuu faah-faahin ka bixiyay qorshaha Shabaab ee kaga aadan Gobalada ay ku sugan yihiin.